haaneedin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg haaneedi. haaneedi
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaneedin ↴
faarumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
muuq-doori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
(riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg