haaneedso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaneedso

haaneedsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaneedso. ld haaneedsad. haaneedso, haaneedsad

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg