habaaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax habaar ku dhacay ahaansho.
habaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax habaar ku dhacay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habaaran ↴
habaarmid [m.f.dh]
eeg habaaran¹.
habaarnaan [m.f.dh]
eeg habaaran². ld habaarnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg