Habbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid. 2. Wax culus ku dhufasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habbi ↴
buunshabbixi | buunshabbixin | buunshabbixis | dhabbicid | dhabbis | dhabbis | dhabbisid | habbin | habbis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg