Habdhis-limfeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(c.nafl.) Dhuumo shaqadoodu isku xidhantahay, kuwaas oo ka soo qaada hooraha nudaha una gudbiya qulqulka dhiigga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habdhis-limfeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg