Habdhiska dareen-iswada

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habdhiska dareen-iswada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg