Habeendhax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof shaqo meel u aaday.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habeendhax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg