Haghag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.

Haghag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

ld haghaglee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haghag

haghagid | haghagle | haghaglee | haghagleyn | haghago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg