Halaammacoodi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaammacoodi ↴
halaammacayn | halaammacays | halaammacee | halaammacoodin | halaammacoodis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg