Halabayso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halabayso ↴
halabaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg