Halcun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Carjawda ka soo fiiqan cunaha ragga. 2. Qof hadalka shigshiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halcun

cur | jocor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg