halhays
(m.l)

1. Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi. 2. ld halhayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halhays

halhayn [m.f.dh]
eeg halhee. ld halhays.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg