Haliil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haliil

dhaliil | dhaliil | dhaliilid | haliilid | haw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg