haljalaflayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Neef waddo ku socda siiba geela geedaha jidka dhinacyadiisa ku yaal hadba laan ka goosasho. ld haljaflayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haljalaflayso ↴
haljaflayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld haljalaflayso.
haljalaflaysasho [m.f.dh]
eeg haljalaflayso. ld haljaflaysad, haljaflaysasho, haljaflaysi, haljala
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg