halojiin
(m.dh) (-nno, m.dh)(kiim.) Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halojiin ↴
halaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Iskudhis uu ku jiro halojiin.
laba-atamle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(kiim.) Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogsajiin (O), naytarojiin (N) iyo halojiinaduba waxay tusaale u yihiin curiyayaasha laba-atamlaha ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg