hambalyo
(m.dh)

Hadal xambaarsan shucuur farxad leh oo loo jeediyo cid heshay ama soo hoyisay wax lagu farxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambalyo

bogaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cid hambalyo u jeedin.

hambalyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid hambalyo u jeedin.

tahniyad [m.dh]
Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg