hammisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax walaac iyo murugo hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hammisan

hammisnaan [m.f.dh]
eeg hammisan. ld hammisnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg