hamro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-raday, -ratay)Cid waxtarkeeda u hagar bixid la'aan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamro ↴
hamrasho [m.f.dh]
eeg hamro.
khamro [m.dh]
Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg