hamse
(m.l)

ld hamsa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamse

hamsa [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(nax.) Shibbane dhawaaqyada hadalka ka mid ah; waa aamus yar, wuxuuna dhashaa kolka xargaha codku si degdeg ah u xirmaan oo xiisadda dabaysha u joojiyaan, degdegna u furmaan; astaan-tiisu waa ('). ld hamse, hamso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg