handabo
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyahay in uu falo. Tus. “Cali naaguhuu handabo ku qabaa”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh handabo

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg