Handuul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Sariir yar oo ilmaha lagu lulo. 2. Naxash. 3. Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga handuul ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg