Hantaaqee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantaaqee ↴
hantaaqayn | hataaqee | hintaaqee | nitaaqee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg