Hantaaturro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax soconaya ama ordaya waxa horay u rida. 2. Dhibaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hantaaturro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg