hanuunin
(m.f.dh)

eeg hanuuni. ld hanuunis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanuunin

wacdi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.

hanuunis [m.l]
ld hanuunin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg