Haramcad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haramcad ↴
haramcas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg