harar
(m.l)ld harrar¹.
harar
(m.dh)ld harrar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harar ↴
dharar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Raagsasho.
dhararid [m.f.dh]
eeg dharar.
dhararsad [m.l]
ld dhararsasho.
dhararsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhararay ahaansho (nafley).
dhararsanaan [m.f.dh]
eeg dhararsan. ld dhararsanaansho.
dhararsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhararsanaan.
dhararsasho [m.f.dh]
eeg dhararso. ld dhararsad, dhararsi.
dhararsi [m.l]
ld dhararsasho.
dhararso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax la sugayey raagsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg