Hareef

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.l/dh)

1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax soo haray. 4. Derin duug ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hareef


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg