hareeree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Wax dhinac kasta ka marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hareeree ↴
hareerayn [m.f.dh]
eeg hareeree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg