hargaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hargaamee ↴
hargaameyn [m.f.dh]
eeg hargaamee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg