harmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax nijaasayn. 2. Beer caws ka falid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harmi ↴
facsharmid [m.f.dh]
eeg facsharan. ld faxsharmid.
faxsharmid [m.dh]
ld facsharmid.
harmin [m.f.dh]
eeg harmi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg