Haro-xeebeed
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(juqr.) Biyo gun gaaban oo qayb ahaan ama dhammaan uu liid dhuleed dhuuban badda ka gooyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haro-xeebeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg