Harqaanle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqaanle

dhartol | kharqaanle | sharqaanle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg