Harrar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar¹.
Harrar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Derin guryaha lagu dedo. 2. Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harrar ↴
unko | dhexkatuur | harar | harar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg