harwaraablee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)Waqti kulul meel aan dhir lahayn madaxa isgashasho(ido).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harwaraablee ↴
harwaraableyn [m.f.dh]
eeg harwaraablee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg