hawaan
(m.l)

Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaan

dhawaan [m.dh]
ld dhowaan (2).

dhawaandhalad [m.l]
ld dhowaandhalad.

dhawaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhowaan (1).

dhawaansooggal [m.l]
ld dhowaansooggal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg