Hawaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Si bahardaad ah oo geelu u fariisto. 2. ld hawaarid.

Hawaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.

Hawaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaar

hawaaran | hawaari | hawaarid | hawaarin | hawaarnaan | hawaarnaansho | hawaarsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg