hawaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaarsan ↴
hawaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
hawaarnaan [m.f.dh]
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
hawaarsanaan [m.f.dh]
eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.
hawaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawaarsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg