Hawaawirid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Rididda xabbado aan dan laga lahayn la rido.
Hawaawirid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg hawaawir².
Hawaawirid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Xabbado bilaash u ridid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawaawirid ↴
hawaawiridid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg