hawaggeddis
(m.l)1. Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo. 2. ld hawaggeddin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawaggeddis ↴
hawaggeddin [m.f.dh]
eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg