hawiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax dhibaato weyn gaartay noqosho.
hawiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)1. Wax halis la geliyey ahaansho. 2. Wax dhibaato weyn loo geystay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawiran ↴
hawirmid [m.f.dh]
eeg hawiran¹.
hawirnaan [m.f.dh]
eeg hawiran². ld hawir-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg