Hawkar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Dhibaato, daal, cabsi iwm oo lagala kulmo socdaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawkar

xadaafiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg