hawlaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, snayd)

Qof shaqo haya ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlaysan

hawlaysnaan [m.f.dh]
eeg hawlaysan. ld hawlaysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg