Hawllan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawllan ↴
hawllanaan | hawllanaansho | hawllanow | hawlloon | hawlloonaan | hawlloonaansho | hawshoon | hawshoonaan | hawshoonaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg