hawlyar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Dhib yar; fudud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlyar

hawlyaraan [m.f.dh]
eeg hawlyar. ld hawlyaraansho, hawlyari.

hawlyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawlyaraan.

hawlyarayn [m.f.dh]
eeg hawlyaree.

hawlyaraysad [m.l]
ld hawlyaraysasho.

hawlyaraysasho [m.f.dh]
eeg hawlyarayso. ld hawlyaraysad, hawlyaraysi.

hawlyaraysi [m.l]
ld hawlyaraysasho.

hawlyarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho. 2. Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.

hawlyaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
U h.: wax qabashadooda cid u fududeyn.

hawlyari [m.dh]
Si aan dhib lahayn oo lagu suganyahay. ld hawlyaraan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg