Hawohankaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.
Hawohankaag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hawohankaag ↴
hawohankaagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg