haybaari
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-iyay, -isay)Baadi xogteed cid weyddiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybaari ↴
haybaarin [m.f.dh]
eeg haybaari. ld hay-baaris.
haybaaris [m.l]
ld haybaarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg