haybso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Cid haybtiisa weyddiin. 2. Cid wax weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybso

haybsasho [m.f.dh]
eeg haybso. ld haybsad, haybsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg