Haydarokoloorik asiidh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(kiim.) (HCl) Hoor bida oo midablaawe ah oo sameysma marka haydarojiin koloraydh lagu daro biyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydarokoloorik asiidh


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg