Heedaddaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo. 2. ld heedaddaamid.

Heedaddaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Si wareer ku jiro tartiib ugu socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heedaddaan

heedaddaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg