Heego

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heego

eedsheego | dansheego | dheego | garsheego | hallagaasheego | heegaheego | itaalsheego | mannasheego | minnasheego |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg